Koox sheegatay Masuuliyada Qaraxyadii lagu dhamaaday ee ka dhacay Sri Lanka (Sawirro)

Kooxda Islaamiga ee Daacish ayaa sheegatay masuuliyada qaraxyo badan oo Axadii ruxay magaalooyin kuyaala dalka Sri Lanka, waxaana qaraxyadaasi ku dhintay kuna dhaawacmay boqolaal qof. Wakaalada Wararka u faafisa kooxda Daacish ee Amaq ayaa baahisay in weerarkaasi ka dambeeyeen kooxda Daacish, mana jiro faah faahino badan ee kooxdan ka bixisay weerarka dadka badan lagu laayay. … Continue reading Koox sheegatay Masuuliyada Qaraxyadii lagu dhamaaday ee ka dhacay Sri Lanka (Sawirro)